(Daawo Sawirro) Daadad khasaare xoog leh ka geystay degaano ka tirsan Puntland

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Kormeeray Wadada Laamiga ee xiriirisa gobolada Puntland, gaar ahaan inta u dhaxaysa Buundada Midigar iyo degaanka Sin-ujiif, taas oo bur-bur uu kasoo gaaray Roobab xoog leh oo ka da’ay Puntland. laamiga go’ay iyo burburka soo gaadhay wadada waxa ay xanibtey isu … Continue reading (Daawo Sawirro) Daadad khasaare xoog leh ka geystay degaano ka tirsan Puntland